Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) icon

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) : Curious Learning Org

9

Download Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) APK for Android - Free - Latest Version

Latest Version

Name Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) APK
Version 9
Updated 2021-07-30
Developer Curious Learning Org
ID com.eduapp4syria.feedthemonsterSOMALI
Installs 7,751
Category Educational

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub! WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA? Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah ‘ciyaar si aad w


Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub! WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA? Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah ‘ciyaar si aad wax u barato’ si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida wax loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska. WAA LACAG LA’AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA JIRO, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO! Dhammaan maadada waa 100% lacag la’aan, waxa sameeyey Literacy Nonprofit Curious Learning, CET iyo Apps Factory QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA: •Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh •Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida •Ciyaarta xasuusta ereyada •Heerar “Codka kaliya” oo tartan leh •Warbixinta horumarka waalinka •Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah •Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh •Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed •Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan •Ma jiraan wax xayeesiin ah •Loo ma baahno ku xirid internetka ah KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka mid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan in ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta. Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norway si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah. Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama نu habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay’ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, wax sameeyayaal, iyo wax barayaal oo xooga saaraya in ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn iyo xog (macluumaad) - waxayna ka shaqeynayaan inay ku keenaan ama ku soo bixiyaan App-ka Quudi Cirfiidka 100 iyo dheeraad luuqado-leh-saameyn ee luqadaha adduunka.

Read more

More From Developer

icon

Feed The Monster (US English)

Free

icon

Feed The Monster (Australian E

Free

icon

Feed The Monster (Arabic)

Free

icon

Маро сер кун (тоҷикӣ)

Free

icon

Feed The Monster (African Eng)

Free

icon

Tyisa umhlobo wam (isiXhosa)

Free

icon

Fahano ny Mpilalaonao (Malagas

Free

icon

Feed The Monster - Indian Eng

Free

icon

Feed The Monster (Turkish)

Free

icon

Feed The Monster (isiZulu)

Free

icon

Feed The Monster (Marathi)

Free

icon

Feed The Monster (Portuguese)

Free

icon

Feed The Monster (Ukrainian)

Free

icon

به هیولا غذا بده (فارسی)!

Free

icon

Feed The Monster (Amharic)

Free

icon

Nyika xinghungumane xa wena sw

Free

icon

Feed The Monster (Spanish)

Free

icon

بلا ته خواړه ورکړئ (پښتو)

Free

icon

Ciyar da dodo (Hausa)

Free

icon

Feed The Monster (Afrikaans)

Free

icon

Curious Reader

Free

icon

fun ẹranko abami ni ounje! (Yo

Free

icon

Feed The Monster! (French)

Free

icon

Feed The Monster (Nepali)

Free

icon

Ma Kakai No Aduane (Twi)

Free

icon

Efa Kgolomodumo Dijo (SePedi)

Free

icon

Feed The Monster (Kiswahili)

Free

icon

Feed the Monster! (South Afric

Free

icon

Feed the Monster (Hindi)

Free

icon

Feed The Monster (Georgian)

Free

icon

Yiphe Lenunu (siSwati)

Free

icon

Pakani Monster (Wong Jawa)

Free

icon

(کوردی)وەحشەکە تێر بکە

Free

icon

Jesa Kgogomodumo (Tswana)

Free

icon

Feed The Monster (Bangla)

Free

icon

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Free

icon

Gaburira Igikoko (Kinyarwanda)

Free

icon

Bulgicha Nyaachisi! (Afaan Oro

Free

icon

Liisa Ensolo! (Oluganda)

Free

icon

nye ogologo anu nri! (Igbo)

Free

icon

Kanzwane ḓithu ḽaṋu (Tshivenda

Free

icon

Fepa Sebata (Sesotho)

Free

icon

Feed The Monster! (Vietnamese)

Free

icon

Feed The Monster (Azerbaijani)

Free

icon

Nouri mons la! (Kreyòl Ayisyen

Free

icon

Dyisa Chigoritoto! (chiShona)

Free

icon

Pakainin Ang Halimaw (Tagalog)

Free

icon

Feed The Monster (Malay)

Free

icon

Funza Inunu (isiNdebele)

Free

icon

Feed The Monster (Thai)

Free

icon

Joxàl mala bi mu lekk! (Wolof)

Free